{"id":521526,"date":"2024-09-23T12:20:40","date_gmt":"2024-09-23T09:20:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521526"},"modified":"2024-09-23T12:20:40","modified_gmt":"2024-09-23T09:20:40","slug":"wasiirka-difaaca-soomaaliya-way-ka-gudubtey-marxaladii-la-dhihi-jirey-cidaad-la-macaamileyso-waa-inaan-anagu-raali-ka-nahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-difaaca-soomaaliya-way-ka-gudubtey-marxaladii-la-dhihi-jirey-cidaad-la-macaamileyso-waa-inaan-anagu-raali-ka-nahay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Difaaca&#8221; Soomaaliya way ka gudubtey marxaladii la dhihi jirey cidaad la macaamileyso waa inaan anagu raali ka nahay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SON):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya ka gudubtey marxaladii la dhihi jirey cidaad la macaamileyso waa inaan anagu raali ka nahay.<\/p>\n<p>&#8220;Soomaaliya waxay ka gudubtey marxaladii la dhihi jirey cidaad la macaamileyso waa inaan anagu raali ka nahay, Danteena anagaa naqaana, sokeeyaheena iyo shisheeyaheena anagaa kala xulaneyno&#8221; ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook Wasiir Cabdiqaadir Maxamed Nuur.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SON):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya ka gudubtey marxaladii la dhihi jirey cidaad la macaamileyso waa inaan anagu raali ka nahay. &#8220;Soomaaliya waxay ka gudubtey marxaladii la dhihi jirey cidaad la macaamileyso waa inaan anagu raali ka nahay, Danteena anagaa naqaana, sokeeyaheena iyo shisheeyaheena anagaa kala xulaneyno&#8221; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":521527,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521526","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521526","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521526"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521526\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521528,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521526\/revisions\/521528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521527"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}