{"id":521522,"date":"2024-09-23T12:02:18","date_gmt":"2024-09-23T09:02:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521522"},"modified":"2024-09-23T12:03:03","modified_gmt":"2024-09-23T09:03:03","slug":"maxkamadda-gobalka-banaadir-oo-xukuno-kala-duwan-ku-riday-qoys-ku-eedeysanaa-maalgalinta-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-gobalka-banaadir-oo-xukuno-kala-duwan-ku-riday-qoys-ku-eedeysanaa-maalgalinta-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Xukunno kala duwan oo lagu riday qoys ku eedeysanaa maalgelinta khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda gobalka Banaadir ayaa xukuno kala duwan ku riday qoys ku eedeysanaa in ay maalgalinayeen kooxaha Khawaarijta islamarkaana ay dhaqaalo ugu aruurinayeen akoono ay u sameeyeen.<\/p>\n<p>Xasan Cusmaan Aadan ayaa lagu xukumay 13 sanno oo xarig ah iyo 20 kun oo dollar.<\/p>\n<p>Faadumo Xasan Cusmaan, Aamina Abdullahi Abanuur iyo Xasana Aweys Khaasim ayaa lagu xukumay min laba sanno oo xarig ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud Dabaan ayaa ku dhawaaqay xukunka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda gobalka Banaadir ayaa xukuno kala duwan ku riday qoys ku eedeysanaa in ay maalgalinayeen kooxaha Khawaarijta islamarkaana ay dhaqaalo ugu aruurinayeen akoono ay u sameeyeen. Xasan Cusmaan Aadan ayaa lagu xukumay 13 sanno oo xarig ah iyo 20 kun oo dollar. Faadumo Xasan Cusmaan, Aamina Abdullahi Abanuur iyo Xasana Aweys Khaasim ayaa lagu xukumay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":521523,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521522","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521522","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521522"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521525,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521522\/revisions\/521525"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521523"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}