{"id":521455,"date":"2024-09-22T11:47:27","date_gmt":"2024-09-22T08:47:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521455"},"modified":"2024-09-22T11:58:25","modified_gmt":"2024-09-22T08:58:25","slug":"shirka-gudiyadda-joogtada-ah-ee-baarlamaanka-pan-afrika-oo-lagu-qabtay-magaalada-johannesburg-ee-dalka-koonfur-afrika-inta-udhaxeesay-13-ka-illaa-20ka-sibtember-2024","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-gudiyadda-joogtada-ah-ee-baarlamaanka-pan-afrika-oo-lagu-qabtay-magaalada-johannesburg-ee-dalka-koonfur-afrika-inta-udhaxeesay-13-ka-illaa-20ka-sibtember-2024\/","title":{"rendered":"Shirka Gudiyadda joogtada ah ee Baarlamaanka Pan-Afrika oo lagu soo gaba gabeeyay dalka Koonfur Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shirka Gudiyadda joogtada ah ee Baarlamaanka Pan-Afrika oo lagu qabtay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika inta udhaxeesay 13-ka illaa 22-ka Sibtember 2024 ayaa maanta la soo xiray.<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240922_115615_286.sdocx--><\/p>\n<p>Xildhibaan Zamzam Maxamed Cumar (Gobsan) oo Kamid ah Mudanayaasha BJFS sidoo kalana Xubin ah Guddiga Pan-Africa ayaa ka qeyb gashay shirka iyadoo ku Mataleysa dowladda soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirkaan Gudiyadda Joogtada ah ee Baarlamaanka Pan-Africa oo ka duwanaa shirarkii hore ayaa waxaa sanadkaan lala qabtay shirarka xoghayayaasha iyo gudoomiyayaasha Baarlamaanada Afrika iyo Baarlamaan gobaleedyada qaarada Afrika ee shanta ah.<\/p>\n<p>Waxaana labadii maalmood ee ugu horeeyay shirka loo qabtay guud ahaan xildhibaanada xubnaha ka ah Baarlamaanka Pan-Afrika aqoon-isweydaarsi lagu baranayay Natiijada Saldhiga u ah Maamulka iyo Qorshaha Istiraatiijiyada Baarlamaanada Afrika.<br \/>\nBaarlamaanka Pan-Afrika oo ah baarlamaan ay ku mideysan yihiin 54 dowladood oo midkiiba uu shan xubnood oo matasha usoo dirsado ayaa hoostaga Ururka Midowga Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shirka Gudiyadda joogtada ah ee Baarlamaanka Pan-Afrika oo lagu qabtay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika inta udhaxeesay 13-ka illaa 22-ka Sibtember 2024 ayaa maanta la soo xiray. Xildhibaan Zamzam Maxamed Cumar (Gobsan) oo Kamid ah Mudanayaasha BJFS sidoo kalana Xubin ah Guddiga Pan-Africa ayaa ka qeyb gashay shirka iyadoo ku Mataleysa dowladda soomaaliya. Shirkaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":521456,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521455","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521455"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521461,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521455\/revisions\/521461"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}