{"id":521394,"date":"2024-09-21T18:19:35","date_gmt":"2024-09-21T15:19:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521394"},"modified":"2024-09-21T18:38:26","modified_gmt":"2024-09-21T15:38:26","slug":"rw-xamse-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-qeybgalaya-kalfadhigga-79-aad-ee-golaha-guud-ee-qm","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/rw-xamse-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-qeybgalaya-kalfadhigga-79-aad-ee-golaha-guud-ee-qm\/","title":{"rendered":"RW Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo qeybgalaya kalfadhigga 79-aad ee Golaha guud ee QM"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa toddobaadkan kaga qaybgali doona magaalada New York, Kalfadhiga heerka sare ee madaxda caalamka ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Halku dhegga sanadkan ee Kalfadhiga Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, ayaa ku saabsan in aan \u201cCidna laga tagin\u201d oo si wadajir ah caalamku uga wada shaqeeyo horumarinta nabadda, xaqiijinta horumar waara iyo ilaalinta sharafta bini\u2019aadamka jiilalka maanta iyo kuwa mustaqbalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka hadli doona doorka muhiimka ah ee qaaradda Afrika ee dejinta ajendayaasha caalamiga, iyadoo si gaar ah xoogga loo saari doono ahmiyadda midnimada iyo kala duwanaanshaha oo aasaas u ah helitaanka nabad iyo horumar waara.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240921_181728_360.sdocx--><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-521396\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1726931386218.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1528\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1726931386218.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1726931386218-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1726931386218-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1726931386218-768x1087.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1726931386218-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa toddobaadkan kaga qaybgali doona magaalada New York, Kalfadhiga heerka sare ee madaxda caalamka ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Halku dhegga sanadkan ee Kalfadhiga Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, ayaa ku saabsan in aan \u201cCidna laga tagin\u201d oo si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":521395,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1339],"class_list":{"0":"post-521394","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-rw-xamse-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-qeybgalaya-kalfadhigga-79-aad-ee-golaha-guud-ee-qm"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521394","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521394"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521394\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521397,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521394\/revisions\/521397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521395"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}