{"id":521381,"date":"2024-09-21T08:31:40","date_gmt":"2024-09-21T05:31:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521381"},"modified":"2024-09-21T08:31:40","modified_gmt":"2024-09-21T05:31:40","slug":"ciidanka-xoogga-oo-hawlgal-ka-fuliyey-deegaano-hoos-taga-xuddur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-hawlgal-ka-fuliyey-deegaano-hoos-taga-xuddur\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo hawlgal ka fuliyey deegaano hoos taga Xuddur"},"content":{"rendered":"<p>Bakool(SONNA):- Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed guutada 9-aad qeybta\u00a0 60-aad ee gobolka bakool oo saaka howlgal ka fuliyey deegaanka Qeydar-Cadde oo 30km dhanka waqooyi galbeed kaga beegan magaalada Xudur.<\/p>\n<p>Saraakiisha horkacaysay howlgalka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in howlgalka u dhacay sidii loo qorsheeyey khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirana la gaarsiiyey Khawaarijta oo deegaanka Qeydar-Cadde fariisin iyo xero tababarna uga furnad.<\/p>\n<p>dagaal waqti kooban socday kadib ayaa lagala wareegay saldhigii ay ku lahaayeen khawaarijtu deegaanka iyadoo sidoo kale laga furtay agabkii u yaalay xerada kaas oo ahaa Saannad Ciidan oo kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bakool(SONNA):- Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed guutada 9-aad qeybta\u00a0 60-aad ee gobolka bakool oo saaka howlgal ka fuliyey deegaanka Qeydar-Cadde oo 30km dhanka waqooyi galbeed kaga beegan magaalada Xudur. Saraakiisha horkacaysay howlgalka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in howlgalka u dhacay sidii loo qorsheeyey khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirana la gaarsiiyey Khawaarijta oo deegaanka Qeydar-Cadde [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":510980,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521381","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521381"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521382,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521381\/revisions\/521382"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510980"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}