{"id":521378,"date":"2024-09-20T20:22:45","date_gmt":"2024-09-20T17:22:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521378"},"modified":"2024-09-20T20:22:45","modified_gmt":"2024-09-20T17:22:45","slug":"hayadda-sodma-oo-heshiis-la-saxiixatay-xarunta-khariidadeynta-iyo-maareynta-kheyraadka-ee-rcmrd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-sodma-oo-heshiis-la-saxiixatay-xarunta-khariidadeynta-iyo-maareynta-kheyraadka-ee-rcmrd\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda SoDMA oo heshiis la saxiixatay Xarunta Khariidadeynta iyo Maareynta Kheyraadka ee RCMRD"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin, ayaa maanta magaalada Muqdisho saxiixay heshiis muhiim ah oo hay\u2019addu la gashay Xarunta Khariidadeynta iyo Maareynta Kheyraadka (RCMRD). Heshiiska waxaa dhinaca RCMRD u saxiixay Agaasimaha Guud, Dr. Emmanuel Nkurunziza.<\/p>\n<p>Xarunta RCMRD oo la aasaasay sanadkii 1975-tii, ayaa Soomaaliya ka mid ahayd shantii dal ee aas-aasay. Heshiiskan cusub ayaa dib u soo celinaya kaalintii muhiimka ahayd ee Soomaaliya ay ku lahayd ka hortagga musiibooyinka iyo maareynta kheyraadka heer gobol.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin, ayaa maanta magaalada Muqdisho saxiixay heshiis muhiim ah oo hay\u2019addu la gashay Xarunta Khariidadeynta iyo Maareynta Kheyraadka (RCMRD). Heshiiska waxaa dhinaca RCMRD u saxiixay Agaasimaha Guud, Dr. Emmanuel Nkurunziza. Xarunta RCMRD oo la aasaasay sanadkii 1975-tii, ayaa Soomaaliya ka mid ahayd shantii dal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":521379,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521378","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521378","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521378"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521380,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521378\/revisions\/521380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}