{"id":521354,"date":"2024-09-20T11:35:05","date_gmt":"2024-09-20T08:35:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521354"},"modified":"2024-09-20T11:35:05","modified_gmt":"2024-09-20T08:35:05","slug":"wasiir-bashiir-goobe-qoyska-soomaaliyeed-waa-in-dowladdu-ay-ka-yeelataa-qorshe-cad-iyo-siyaasad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-bashiir-goobe-qoyska-soomaaliyeed-waa-in-dowladdu-ay-ka-yeelataa-qorshe-cad-iyo-siyaasad\/","title":{"rendered":"Wasiir Bashiir Goobe &#8220;Qoyska Soomaaliyeed waa in dowladdu ay ka yeelataa qorshe cad iyo Siyaasad &#8220;."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Xuquul Insaanka XFS Mudane Bashiir Maxamed Jaamacoo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa ka waramay wasaarad ahaan howlaha ay u hayaan umadda iyo kaalinta kaga aadan horumarinta qoyska.<\/p>\n<p>\u201cCuleys badan ayaa ku gadaaman wasaaradda Arrimaha Qoyska waxaana loo baahan yahay in aan kaashato dowladda iyo caalamka, maadaama dalku ku jiro soo kabasho\u201dayuu yiri wasiirku.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha Qoyska iyo xuquuqul insaanka XFS Bashiir Maxamed Jaamac ayaa xusay in Dowladda uu xil ka saran yahay horumarinta noloosha qoyska,iskuu heyntooda iyo in ay helaan xuquuqdooda waxbarasho,caafimaad iyo daryeelkooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Xuquul Insaanka XFS Mudane Bashiir Maxamed Jaamacoo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa ka waramay wasaarad ahaan howlaha ay u hayaan umadda iyo kaalinta kaga aadan horumarinta qoyska. \u201cCuleys badan ayaa ku gadaaman wasaaradda Arrimaha Qoyska waxaana loo baahan yahay in aan kaashato dowladda iyo caalamka, maadaama dalku ku jiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":521357,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521354","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521354","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521354"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521358,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521354\/revisions\/521358"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521357"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}