{"id":521351,"date":"2024-09-20T10:08:33","date_gmt":"2024-09-20T07:08:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521351"},"modified":"2024-09-20T10:08:33","modified_gmt":"2024-09-20T07:08:33","slug":"dowladda-turkiye-oo-shaaca-ka-qaadday-in-qaab-cusub-lagu-wajihi-doono-wada-hadalka-soomaaliya-iyo-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-turkiye-oo-shaaca-ka-qaadday-in-qaab-cusub-lagu-wajihi-doono-wada-hadalka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/","title":{"rendered":"Dowladda Turkiye oo shaaca ka qaadday in qaab cusub lagu wajihi doono wada-hadalka Soomaaliya iyo Itoobiya \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Turkiye Hakam Fidan oo Wareysi siiyey Wakaaladda Wararka ee Anadolu ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu uu qaab cusub ku abbaari doono wada-hadalka Soomaaliya iyo Itoobiya, kaas oo markii Saddexaad lagu ballansan yahay Ankara.<\/p>\n<p>Wasiir Fidan ayaa muujiyey in uu rajo weyn ka qabo in heshiis rasmi ah ay labada dal gaaraan, kaas oo meesha ka saaraya damaca Itoobiya.<\/p>\n<p>Dowladdda Federaalka ee Soomaaaliya ayaa mar sii horeysay shaaca ka qaadday in heshiiiskii Itooobiya lagashay Soomaaliland uu ahaa mid sharci darro ah oo ku xadgudbaya midnimada iyo madax-banaanida Dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Turkiye Hakam Fidan oo Wareysi siiyey Wakaaladda Wararka ee Anadolu ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu uu qaab cusub ku abbaari doono wada-hadalka Soomaaliya iyo Itoobiya, kaas oo markii Saddexaad lagu ballansan yahay Ankara. Wasiir Fidan ayaa muujiyey in uu rajo weyn ka qabo in heshiis rasmi ah ay labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":521353,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521351","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521351","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521351"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521352,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521351\/revisions\/521352"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521353"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}