{"id":521338,"date":"2024-09-20T08:20:37","date_gmt":"2024-09-20T05:20:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521338"},"modified":"2024-09-20T08:20:37","modified_gmt":"2024-09-20T05:20:37","slug":"madaxweynaha-mareykanka-oo-waraaqihii-aqoonsiga-ka-guddoomay-safiirka-cusub-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-mareykanka-oo-waraaqihii-aqoonsiga-ka-guddoomay-safiirka-cusub-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Mareykanka oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Danjire Daahir Xasan (Daahir Carab) oo ah Safiirka cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya u magacowday Washington.<\/p>\n<p>Kulanka qaabilaadda oo ka dhacay xarunta Aqalka Cad,waxaa dhinacyadaasi ay isla soo qaadeen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka iyo dadaalka dowladda Soomaaliya ay ugu jirto horumarka dadka iyo dalka.<\/p>\n<p>Danjire Daahir Carab ayaa Madaxweyne Joe Biden gaarsiiyay dhambaal uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Danjire Daahir Xasan (Daahir Carab) oo ah Safiirka cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya u magacowday Washington. Kulanka qaabilaadda oo ka dhacay xarunta Aqalka Cad,waxaa dhinacyadaasi ay isla soo qaadeen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka iyo dadaalka dowladda Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":521340,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521338","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521338","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521338"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521338\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521339,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521338\/revisions\/521339"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521340"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521338"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521338"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521338"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}