{"id":521313,"date":"2024-09-19T14:43:54","date_gmt":"2024-09-19T11:43:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521313"},"modified":"2024-09-19T14:43:54","modified_gmt":"2024-09-19T11:43:54","slug":"masar-iyo-mareykanka-oo-taageeray-midnimada-dhuleed-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masar-iyo-mareykanka-oo-taageeray-midnimada-dhuleed-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Masar iyo Mareykanka oo taageeray midnimada dhuleed ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Dowladaha Mareykanka iyo Masar ayaa taageeray madax-banaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ka soo horjeestay damaca guracan ee dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201cMareykanka iyo Masar waxa ay ka soo horjeedaan xadgudubka iyo damaca dhuleed ee Itoobiya,\u201d ayaa lagu yiri qeyb ka mid ah shir jaraa\u2019id ay si wadajir ah magaalada Qaahira ay ugu qabteen Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar , Badr Abdelatty iyo xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony J. Blinken.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Dowladaha Mareykanka iyo Masar ayaa taageeray madax-banaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ka soo horjeestay damaca guracan ee dowladda Itoobiya. \u201cMareykanka iyo Masar waxa ay ka soo horjeedaan xadgudubka iyo damaca dhuleed ee Itoobiya,\u201d ayaa lagu yiri qeyb ka mid ah shir jaraa\u2019id ay si wadajir ah magaalada Qaahira ay ugu qabteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521314,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521313","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521313","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521313"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521315,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521313\/revisions\/521315"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}