{"id":521247,"date":"2024-09-18T13:04:50","date_gmt":"2024-09-18T10:04:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521247"},"modified":"2024-09-18T13:04:50","modified_gmt":"2024-09-18T10:04:50","slug":"wasaaradda-awqaafta-oo-wacyi-gelin-ka-wadda-furimaha-dagaalka-lagu-cirib-tirayo-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-awqaafta-oo-wacyi-gelin-ka-wadda-furimaha-dagaalka-lagu-cirib-tirayo-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Awqaafta oo wacyi gelin ka wadda furimaha dagaalka lagu cirib tirayo khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa Culimaa\u2019udiin wacyigelisa u dirtay Ciidamada ku sugan qeybo kamid ah Hirshabeele.<\/p>\n<p>Sheekh Ibraahim Xasan Cusmaan oo muxaadaro ujeedinaya Ciidamada la dagaalamaya Khawaarijta ee ku sugan Ceel Cali Axmed oo katirsan Degmada Aadan yabaal ayaa faray geesiyada Qaranka in ay la yimaaddaan niyad samaan iyo camal wanaagsan si looga aqbalo jihaadka lagula jiro nabad-diidka.<\/p>\n<p>Sheekha iyo cilimada kale ee halkaasi u jooga wacyi gelinta ayaa ciidanka u sheegay in ay yihiin kuwa ay shacabka Soomaaliyeed ku hurdaan dowladduna ay ku dhisan tahay, sidaa awgeedna ay ogaadaan mas\u2019uuliyadda saaran, si ay cadowga ugu guuleystaanna loo baahan yahay alle ka cabsi iyo cibaado suubban.<\/p>\n<p>Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah khawaarijta u dirtay Culimaa\u2019udiin wacyi gelin u samaysa ciidamada Qaranka eek u howlan difaaca dalka iyo sharafka shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa Culimaa\u2019udiin wacyigelisa u dirtay Ciidamada ku sugan qeybo kamid ah Hirshabeele. Sheekh Ibraahim Xasan Cusmaan oo muxaadaro ujeedinaya Ciidamada la dagaalamaya Khawaarijta ee ku sugan Ceel Cali Axmed oo katirsan Degmada Aadan yabaal ayaa faray geesiyada Qaranka in ay la yimaaddaan niyad samaan iyo camal wanaagsan si looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521248,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521247","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521247","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521247"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521249,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521247\/revisions\/521249"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521248"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}