{"id":521241,"date":"2024-09-18T12:44:20","date_gmt":"2024-09-18T09:44:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521241"},"modified":"2024-09-18T12:44:20","modified_gmt":"2024-09-18T09:44:20","slug":"sodma-iyo-hayadda-daryeelka-hooyada-oo-yeeshay-heshiis-ku-aaddan-ka-wada-shaqaynta-arrimaha-gargaarka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sodma-iyo-hayadda-daryeelka-hooyada-oo-yeeshay-heshiis-ku-aaddan-ka-wada-shaqaynta-arrimaha-gargaarka\/","title":{"rendered":"SoDMA iyo hay\u2019adda Daryeelka Hooyada oo yeeshay heshiis ku aaddan ka wada shaqaynta arrimaha gargaarka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay\u2019adda SoDMA waxa uu heshiis is afgarad ah kula saxiixday guddoomiyaha Hay&#8217;adda Daryeelka Hooyada iyo dhallaanka (AMUCUBO) Cabdullaahi Afrax.<\/p>\n<p>U jeedka heshiiskaan ayaa ah in labada hay\u2019adood iska kaashadaan sidii ay ugu wada-shaqeyn lahayeen u gargaaridda bulshada Soomaaliyeed, in ay ka saaciddo ka SoDMA ahaan helista agabka caafimaad ee gurmadka deg-degga ah iyo sidii loo gaarsiin lahaa shacabka Soomaaliyeed, madaama ay hay\u2019adaan si gaar ah uga shaqeyso arrimaha cafimaadka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa u mahad-celiyay Hay\u2019adda AMUCUBO, isagoo xusay in agabyada ay soo garsiiyeen iyo kuwa ay soo wadaan ay ugu shaqeeynayaan shacabka Soomaaliyeed, ayna ka shaqeen doonaan in qalabyada gurmadka deg-degga ah la gaarsiiyo deegaannada fogfog ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay\u2019adda SoDMA waxa uu heshiis is afgarad ah kula saxiixday guddoomiyaha Hay&#8217;adda Daryeelka Hooyada iyo dhallaanka (AMUCUBO) Cabdullaahi Afrax. U jeedka heshiiskaan ayaa ah in labada hay\u2019adood iska kaashadaan sidii ay ugu wada-shaqeyn lahayeen u gargaaridda bulshada Soomaaliyeed, in ay ka saaciddo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521242,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521241","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521241","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521241"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521243,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521241\/revisions\/521243"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521242"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}