{"id":521232,"date":"2024-09-18T09:29:22","date_gmt":"2024-09-18T06:29:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521232"},"modified":"2024-09-18T09:29:22","modified_gmt":"2024-09-18T06:29:22","slug":"maxkamadda-sare-oo-goaan-ka-gaartay-kiiskii-sayid-cali","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-sare-oo-goaan-ka-gaartay-kiiskii-sayid-cali\/","title":{"rendered":"Maxkamadda sare oo go\u2019aan ka gaartay kiiskii Sayid Cali"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go\u2019aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da\u2019uud, kadib markii ay si qoto dheer u dhageysatay cabashadiisa isla markaana ay daraaseeysay doodda Jawaabta Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.<\/p>\n<p>Maxkamada sare waxay diidday cabashada eedaysanaha, kuna raacday xukunka Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ee soo baxay 15\/05\/2024.<\/p>\n<p>Eedaysanaha ayaa qirtay inuu si kas ah shidaal ugu gubay ooridiisa, Marxuumad Luul Cabdicasiis Maxamed, taas oo dhaawaceedii sababay dhimashadeeda.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan cadaaladdu waa mid caddeynaya ku dhaqanka sharciyada iyo ilaalinta cadaaladda ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go\u2019aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da\u2019uud, kadib markii ay si qoto dheer u dhageysatay cabashadiisa isla markaana ay daraaseeysay doodda Jawaabta Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka. Maxkamada sare waxay diidday cabashada eedaysanaha, kuna raacday xukunka Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ee soo baxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521233,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521232","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521232","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521232"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521232\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521234,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521232\/revisions\/521234"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}