{"id":521224,"date":"2024-09-18T08:11:06","date_gmt":"2024-09-18T05:11:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521224"},"modified":"2024-09-18T08:11:06","modified_gmt":"2024-09-18T05:11:06","slug":"maxkamadda-sare-oo-maanta-u-fariisaneysa-dhageysiga-2-aad-ee-dacwadda-eedeysane-sayid-cali","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-sare-oo-maanta-u-fariisaneysa-dhageysiga-2-aad-ee-dacwadda-eedeysane-sayid-cali\/","title":{"rendered":"Maxkamadda sare oo maanta u fariisaneysa dhageysiga 2-aad ee dacwadda Eedeysane Sayid Cali"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda sare ee JFS ayaa maanta u fariisaneysa dhageysiga 2-aad ee dacwadda Eedeysane Sayid Cali Macallim Daa&#8217;uud oo ku eedeysan in uu gubay Xaaskiisa Luul Sheekh Cabdicasiis bilowgii Sannadkaan, isla markaana ay u geeriyootay dhaawacii kasoo gaaray dabkaasi.<\/p>\n<p>Dacwadaan ayaa soo martay Maxkamadda darajada 1-aad ee gobolka Banaadir iyo sido kale Maxkamadda Rafcaanka ee gobolka Banaadir, waxaana ay kusoo rideen xukun dil Toogasho ah eedeysane Sayid Cali Macallim Daa&#8217;uud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda sare ee JFS ayaa maanta u fariisaneysa dhageysiga 2-aad ee dacwadda Eedeysane Sayid Cali Macallim Daa&#8217;uud oo ku eedeysan in uu gubay Xaaskiisa Luul Sheekh Cabdicasiis bilowgii Sannadkaan, isla markaana ay u geeriyootay dhaawacii kasoo gaaray dabkaasi. Dacwadaan ayaa soo martay Maxkamadda darajada 1-aad ee gobolka Banaadir iyo sido kale Maxkamadda Rafcaanka ee gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521225,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521224","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521224","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521224"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521224\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521226,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521224\/revisions\/521226"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521225"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521224"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521224"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521224"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}