{"id":521217,"date":"2024-09-17T21:57:21","date_gmt":"2024-09-17T18:57:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521217"},"modified":"2024-09-17T22:07:22","modified_gmt":"2024-09-17T19:07:22","slug":"xafiiska-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-maxkamadda-horgeeyay-masuul-lagu-eedeeyay-xadgudub-iyo-anshax-xumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xafiiska-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-maxkamadda-horgeeyay-masuul-lagu-eedeeyay-xadgudub-iyo-anshax-xumo\/","title":{"rendered":"Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maxkamad horgeeyay mas\u2019uul lagu eedeeyay Xadgudub iyo Anshax Xumo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir horgeeyay Ertugrul Karafiyeli oo ah Madaxii Shaqada iyo Shaqaalaha ee Shirkadda Favori, ahna muwaadin u dhashay dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Eedaysanaha ayaa lagu soo oogay dacwado la xiriira anshax xumo, handadaad, xadgudub, iyo ku tagrifal awoodeed oo uu kula kacay shaqaale Soomaali ah oo ka tirsan shirkadda Favori.<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo saaray war-saxaafadeed ayaa ku dooday in ficillada mas\u2019uulkan ay si cad uga hor imaanayaan xeerarka shaqada ee dalka iyo hab-dhaqanka suuban.<\/p>\n<p>&#8220;Maxkamadda, markii ay ku qanacday caddeymaha hordhaca ah ee uu soo gudbiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ayaa amartay in eedaysanaha lagu hayo xabsi ku meel gaar ah,&#8221; ayaa lagu sheegay war-saxaafadeedka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-521222 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/59cd6978-eeef-4747-8730-221920d9911e.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1077\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/59cd6978-eeef-4747-8730-221920d9911e.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/59cd6978-eeef-4747-8730-221920d9911e-300x300.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/59cd6978-eeef-4747-8730-221920d9911e-1024x1021.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/59cd6978-eeef-4747-8730-221920d9911e-150x150.jpeg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/59cd6978-eeef-4747-8730-221920d9911e-768x766.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/59cd6978-eeef-4747-8730-221920d9911e-860x858.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir horgeeyay Ertugrul Karafiyeli oo ah Madaxii Shaqada iyo Shaqaalaha ee Shirkadda Favori, ahna muwaadin u dhashay dalka Turkiga. Eedaysanaha ayaa lagu soo oogay dacwado la xiriira anshax xumo, handadaad, xadgudub, iyo ku tagrifal awoodeed oo uu kula kacay shaqaale Soomaali ah oo ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":521218,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521217","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521217","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521217"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521217\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521223,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521217\/revisions\/521223"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521218"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}