{"id":521186,"date":"2024-09-17T13:08:18","date_gmt":"2024-09-17T10:08:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521186"},"modified":"2024-09-17T13:08:18","modified_gmt":"2024-09-17T10:08:18","slug":"hayadda-duulista-rayidka-soomaaliyeed-oo-sheegtay-inuusan-hakad-ku-iman-duullimaadyadii-muqdisho-iyo-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-duulista-rayidka-soomaaliyeed-oo-sheegtay-inuusan-hakad-ku-iman-duullimaadyadii-muqdisho-iyo-baydhabo\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo sheegtay inuusan hakad ku iman duullimaadyadii Muqdisho iyo Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-War ka soo baxay hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay inaysan jirin isbeddal ku yimid duulimaadyadii maalin-laha ahaa ee tagi jiray magaalada Baydhaba.<\/p>\n<p>&#8220;Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxa ay u xaqiijineeysaa dhammaan Shacab weynaha Soomaaliyeed in aysan jirin wax isbeddel ama hakad ah oo ku yimid Duulimaad-yadii maalin-laha ahaa ee tagi jiray magaalada Baydhaba:.<\/p>\n<p>Warka kasoo baxay hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa imanaya markii saacadihii lasoo dhaafay ay soo baxeen warar been abuur ah oo sheegaya in uu hakad ku yimid duullimaadyadii Muqdisho iyo Baydhabo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-War ka soo baxay hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay inaysan jirin isbeddal ku yimid duulimaadyadii maalin-laha ahaa ee tagi jiray magaalada Baydhaba. &#8220;Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxa ay u xaqiijineeysaa dhammaan Shacab weynaha Soomaaliyeed in aysan jirin wax isbeddel ama hakad ah oo ku yimid Duulimaad-yadii maalin-laha ahaa ee tagi jiray magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521187,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521186","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521186"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521188,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521186\/revisions\/521188"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}