{"id":521180,"date":"2024-09-17T12:14:32","date_gmt":"2024-09-17T09:14:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521180"},"modified":"2024-09-17T12:17:51","modified_gmt":"2024-09-17T09:17:51","slug":"madaxweynaha-masar-oo-billad-sharaf-guddoonsiiyay-wasiirkii-hore-ee-awqaafta-c-qaadir-baqdaaddi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-masar-oo-billad-sharaf-guddoonsiiyay-wasiirkii-hore-ee-awqaafta-c-qaadir-baqdaaddi\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Masar oo billad sharaf guddoonsiiyay Wasiirkii hore ee Awqaafta C\/qaadir Baqdaaddi"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Wasiirkii hore ee Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS, Sheekh C\/qaadir Sheekh Cali Ibraahim \u201cBaqdaaddi\u201d\u00a0 ayaa\u00a0 ka qeyb galay xuska sanad guurada dhalashada Nabigeenna Muxamed NNKH oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Awqaafta Masar, lagunna qabtay magaaladda Qaahira ee dalka Masar.<\/p>\n<p>Muanaasabadaan, waxaa ka soo qeyb galay, madaxweynaha dowladda Masar C\/fataasi Al-siisii.<\/p>\n<p>Madaxweyne\u00a0 Al-siisii ayaa intii ay socotay munaasabadda waxaa uu billad sharaf heerka koobaad ee\u00a0 Culuumta iyo funuunta guddoonsiiyay Wasiirkii hore ee Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS Sheekh C\/qaadir Sheekh Cali Ibraahim \u201cBaqdaaddi\u201d taas oo uu ku muteystay kaalintiisa uu ku lahaa faafinta fikirka Islaamka iyo ka hortagga fikirka xagjirka ah.<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee Awqaafta iyo arrimaha diinta, Sheekh C\/qaadir Sheekh Cali Ibraahim \u201cBaqdaaddi\u201d ayaa casuumaad rasmi ah ka helay dhawaan Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Masar, Professor Dr. Usaama Al-Sayed Al-Azhari, si uu ugu qayb galo xuska sanad guurada dhalashada Nabigeenna Muxamed NNKH oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Awqaafta Masar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Wasiirkii hore ee Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS, Sheekh C\/qaadir Sheekh Cali Ibraahim \u201cBaqdaaddi\u201d\u00a0 ayaa\u00a0 ka qeyb galay xuska sanad guurada dhalashada Nabigeenna Muxamed NNKH oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Awqaafta Masar, lagunna qabtay magaaladda Qaahira ee dalka Masar. Muanaasabadaan, waxaa ka soo qeyb galay, madaxweynaha dowladda Masar C\/fataasi Al-siisii. Madaxweyne\u00a0 Al-siisii ayaa intii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521181,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521180","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521180","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521180"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521180\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521184,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521180\/revisions\/521184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521181"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521180"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521180"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521180"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}