{"id":521174,"date":"2024-09-17T11:57:04","date_gmt":"2024-09-17T08:57:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521174"},"modified":"2024-09-17T11:57:04","modified_gmt":"2024-09-17T08:57:04","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-furay-shirka-erey-bixinta-tiknoolajiyadda-af-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-furay-shirka-erey-bixinta-tiknoolajiyadda-af-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo furay shirka erey bixinta Tiknoolajiyadda Af-Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra&#8217;iisul Wasaare ku xigeenka XFS ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka erey bixinta Tiknoolajiyadda Af-Soomaaliga oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta XFS .<\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya Wasiiro ka tirsan XFS, wasiirada Isgaarsiinta Dowlad Goboleedyada , Bulshada Rayidka, xubno ka socda Akadeemiyadda, bahda Jaamacadaha,\u00a0 shirkadaha Tiknoolajiyadda iyo marti sharaf kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra&#8217;iisul Wasaare ku xigeenka XFS ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka erey bixinta Tiknoolajiyadda Af-Soomaaliga oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta XFS . Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya Wasiiro ka tirsan XFS, wasiirada Isgaarsiinta Dowlad Goboleedyada , Bulshada Rayidka, xubno ka socda Akadeemiyadda, bahda Jaamacadaha,\u00a0 shirkadaha Tiknoolajiyadda iyo marti sharaf kale.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521175,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521174","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521174"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521176,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521174\/revisions\/521176"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521175"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}