{"id":521161,"date":"2024-09-17T09:29:05","date_gmt":"2024-09-17T06:29:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521161"},"modified":"2024-09-17T09:33:08","modified_gmt":"2024-09-17T06:33:08","slug":"soomaaliya-oo-ka-mid-noqotay-hayadda-caalamiga-ah-ee-tamarta-nukliyeerka-iaea","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-ka-mid-noqotay-hayadda-caalamiga-ah-ee-tamarta-nukliyeerka-iaea\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka mid noqotay hay\u2019adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay&#8217;adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go&#8217;aamiyay shirkii guud ee 68-aad ee Hey&#8217;adda oo todobaadkan ka dhacay magaalada Vienna ee dalka Austria.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS C\/rizaaq Maxamed Cumar ayaa lagu yiri \u201cIn aan ka mid noqono IAEA waa tallaabo taariikhi ah oo muujinaysa sida ay Dowladda Federaalku uga go\u2019an tahay qaadashada kaalin firfircoon oo dhanka iskaashiga caalamiga ah, gaar ahaan dhinacyada nabadda, horumarinta iyo sayniska\u201d.<\/p>\n<p>Tallaabadan cusub ayaa waxa ay suurta-gelinaysaa inaan ka faa&#8217;iideysano khibradaha iyo aqoonta ay leedahay hay&#8217;adda IAEA, si aan uga kaashanno hormarinta adeegyada tamarta iyo kaabayaasha muhiimka ah ee dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-521163 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/CUMAR.png\" alt=\"\" width=\"601\" height=\"615\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/CUMAR.png 601w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/CUMAR-293x300.png 293w\" sizes=\"auto, (max-width: 601px) 100vw, 601px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay&#8217;adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go&#8217;aamiyay shirkii guud ee 68-aad ee Hey&#8217;adda oo todobaadkan ka dhacay magaalada Vienna ee dalka Austria. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS C\/rizaaq Maxamed Cumar ayaa lagu yiri \u201cIn aan ka mid noqono IAEA [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521167,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521161","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521161","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521161"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521161\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521165,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521161\/revisions\/521165"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521167"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}