{"id":521112,"date":"2024-09-16T11:12:59","date_gmt":"2024-09-16T08:12:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521112"},"modified":"2024-09-16T11:12:59","modified_gmt":"2024-09-16T08:12:59","slug":"madaxweyne-qoor-qoor-oo-xarigga-ka-jaray-suuq-weynaha-xoolaha-magaalda-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-xarigga-ka-jaray-suuq-weynaha-xoolaha-magaalda-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Qoor-qoor oo xarigga ka jaray suuq-weynaha xoolaha magaalda Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahaan howlo shaqo u jooga magalaada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa xarigga ka jaray suuq-weynaha xoolaha, kaasi oo dhawaan laga hirgeliyey magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale dhagax-dhigay xarunta cusub ee Dowladda Hoose ee magaalada Gaalkacyo, taasoo laga hir galin doono xarun casri ah ayna ku shaqeyn doonaan dhammaan qaybaha kala duwan ee maamulka Degmada Gaalkacyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahaan howlo shaqo u jooga magalaada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa xarigga ka jaray suuq-weynaha xoolaha, kaasi oo dhawaan laga hirgeliyey magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa sidoo kale dhagax-dhigay xarunta cusub ee Dowladda Hoose ee magaalada Gaalkacyo, taasoo laga hir galin doono xarun casri ah ayna ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521113,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521112","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521112"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521114,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521112\/revisions\/521114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}