{"id":521101,"date":"2024-09-16T09:42:21","date_gmt":"2024-09-16T06:42:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521101"},"modified":"2024-09-16T12:17:32","modified_gmt":"2024-09-16T09:17:32","slug":"wasiir-fiqo-oo-muqdisho-kusoo-dhaweeyay-xoghayaha-fulinta-igad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqo-oo-muqdisho-kusoo-dhaweeyay-xoghayaha-fulinta-igad\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo Muqdisho kusoo dhaweeyay Xoghayaha fulinta IGAD"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa goor-dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Xoghayaha fulinta Urur gobaleedka IGAD Dr\u2019 Workneh Gebeyehu.<\/p>\n<p>Ujeedka safraka ee Dr. Workneh\u00a0 Gebeyahu Xog-ahayaha Urur gobaleedka IGAD, ayaa ah sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta, xoojinta Amaanka Gobalka, wax ka qabashada xaaladaha kala duwan ee uu wajahyo gobalka, sida isbeddelka Cimillada, sugnaanta cuntada, nabadda, Awood-siinta Haweenka iyo dhalinyaradda oo door wannaagsan ku leh geeddiga horumarineed ee bulshada geeska Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa goor-dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Xoghayaha fulinta Urur gobaleedka IGAD Dr\u2019 Workneh Gebeyehu. Ujeedka safraka ee Dr. Workneh\u00a0 Gebeyahu Xog-ahayaha Urur gobaleedka IGAD, ayaa ah sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta, xoojinta Amaanka Gobalka, wax ka qabashada xaaladaha kala duwan ee uu wajahyo gobalka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521110,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521101","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521101","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521101"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521101\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521121,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521101\/revisions\/521121"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521110"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521101"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521101"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521101"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}