{"id":521096,"date":"2024-09-16T08:07:58","date_gmt":"2024-09-16T05:07:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521096"},"modified":"2024-09-16T08:07:58","modified_gmt":"2024-09-16T05:07:58","slug":"boliiska-gobolka-banaadir-oo-gacanta-kusoo-dhigay-nin-lagu-soo-eedeeyay-dil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/boliiska-gobolka-banaadir-oo-gacanta-kusoo-dhigay-nin-lagu-soo-eedeeyay-dil\/","title":{"rendered":"Boliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay nin lagu soo eedeeyay dil"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Boliiska gobalka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Cabdi Casiis Cismaan Maxamed (Sadaam) oo loo haysto inuu ceego ku dilay Marxuumad Maa&#8217;iddo Maxamed Axmed.<\/p>\n<p>Ciidanka ka howlgala Saladhigga Boliiska degmada Warta-Nabadda oo soo qabtay eedeeysanaha ayaa sheegay in Cabdi Casiis Cismaan iyo Marxuumad Maa&#8217;iddo oo 17\u00a0 jir ahayd uu ka dhaxeeyay haasaawo kadibna uu soo kala dhex galay muran dhaliyay gacan ka hadal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Boliiska gobalka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Cabdi Casiis Cismaan Maxamed (Sadaam) oo loo haysto inuu ceego ku dilay Marxuumad Maa&#8217;iddo Maxamed Axmed. Ciidanka ka howlgala Saladhigga Boliiska degmada Warta-Nabadda oo soo qabtay eedeeysanaha ayaa sheegay in Cabdi Casiis Cismaan iyo Marxuumad Maa&#8217;iddo oo 17\u00a0 jir ahayd uu ka dhaxeeyay haasaawo kadibna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521097,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521096","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521096"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521098,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521096\/revisions\/521098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}