{"id":521082,"date":"2024-09-15T18:15:36","date_gmt":"2024-09-15T15:15:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521082"},"modified":"2024-09-15T18:18:05","modified_gmt":"2024-09-15T15:18:05","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-xds","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-xds\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan lagu dhiiragalinayo dagaalka khawaarijta la qaatay saraakiil ka tirsan XDS"},"content":{"rendered":"<p>Balcad-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa saakay gaaray magaalada Balcad ee Gobalka Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>Ujeedka safarka Madaxweynaha ayaa ah sidii Khawaarijta looga soo af-jari lahaa waddada isku xirta magaallooyinka Balcad iyo Jowhar.<\/p>\n<p>Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan la qaatay Taliye ku-xigeenka ciidanka lugta ee XDS, Taliyaha qeybta 12-ka April, Taliyaha Guutada 3-aad, Taliyaha Dugsiga Tababarka iyo Saraakiil kale.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diirada lagu saaray sidii Khawaarijta looga xorreyn lahaa goobaha yar ay kaga hareen gobalka Shabeellada Dhexe iyo sidii culeyska looga dulqaadi lahaa dadka Soomaaliyeed ee ku safra jidka xiriiriya Balcad iyo Jowhar.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa u mahadceliyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ciidamada Deegaanka iyo Shacabka oo sabab u ahaa cashirradii loo dhiggay Khawaarijta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-521083\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-7.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-7.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-7-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-7-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-7-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-7-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-7-860x484.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-521084\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-1.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-1-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-1-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-1-860x484.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-521085\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-2.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-2-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-2-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-2-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-2-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-2-860x484.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-521086\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-3.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-3-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-3-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-3-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-3-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-3-860x484.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-521087\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-4.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-4-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-4-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-4-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-4-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-4-860x484.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-521088\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-5.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-5.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-5-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-5-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-5-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-5-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-5-860x484.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-521089\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-6.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-6.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-6-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-6-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-6-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-6-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Madaxweynaha-Hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-XDS-6-860x484.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Balcad-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa saakay gaaray magaalada Balcad ee Gobalka Shabeellada Dhexe. Ujeedka safarka Madaxweynaha ayaa ah sidii Khawaarijta looga soo af-jari lahaa waddada isku xirta magaallooyinka Balcad iyo Jowhar. Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan la qaatay Taliye ku-xigeenka ciidanka lugta ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":521083,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1337],"class_list":{"0":"post-521082","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-madaxweynaha-hirshabeelle-oo-kulan-lagu-dhiiragalinayo-dadaalka-khawaarijta-la-qaatay-saraakiil-ka-tirsan-xds"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521082","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521082"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521082\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521092,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521082\/revisions\/521092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521083"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521082"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521082"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521082"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}