{"id":521074,"date":"2024-09-15T14:44:52","date_gmt":"2024-09-15T11:44:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521074"},"modified":"2024-09-15T14:45:22","modified_gmt":"2024-09-15T11:45:22","slug":"kulamo-muhiim-u-ah-xoojinta-xiriirka-soomaaliya-iyo-shiinaha-oo-beijing-ku-soo-dhamaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulamo-muhiim-u-ah-xoojinta-xiriirka-soomaaliya-iyo-shiinaha-oo-beijing-ku-soo-dhamaaday\/","title":{"rendered":"Kulamo muhiim u ah xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha oo Beijing kusoo dhamaaday"},"content":{"rendered":"<p>Beijing-(SONNA)-Mas\u2019uuliyiin iyo xubno sare oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo maalmahaan wadanka Shiinaha u joogay shirar iyo aqoon isweydaarsi la xiriira isbedelka iyo sida dowladahu u sameyn karaan horumar ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Beijing.<\/p>\n<p>Kulamadan gaar gaarka ah oo u dhaxeeyey Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa waxaa barbar socday aqoon kororsi la xiriira sida dalalka soo koraya wax uga baran lahaayeen jidka Shiinaha u soo maray horumarka ay ka gaareen dhinacyada dhaqaalaha iyo Tiknoolajiyadda.<\/p>\n<p>Wafdiga Dowladda Soomaaliya waxaa hogaaminayey Agaasime xigeenka Madaxtooyada Qaranka mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan iyadoo ay xubno ka yihiin La-taliyaha sare ee Madaxweynaha ee arimaha Dastuurka, Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud iyo xubno kale<\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa xiriirkoodu haatan gaaray meeshii ugu sareysay, taas oo sii xoojisay safarkii taariikhiga ahaa ee uu Madaxweynaha JFS todobaadkii hore ku tegay Beijing.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beijing-(SONNA)-Mas\u2019uuliyiin iyo xubno sare oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo maalmahaan wadanka Shiinaha u joogay shirar iyo aqoon isweydaarsi la xiriira isbedelka iyo sida dowladahu u sameyn karaan horumar ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Beijing. Kulamadan gaar gaarka ah oo u dhaxeeyey Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa waxaa barbar socday aqoon kororsi la xiriira sida dalalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521075,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521074","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521074"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521077,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521074\/revisions\/521077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}