{"id":521054,"date":"2024-09-15T12:08:41","date_gmt":"2024-09-15T09:08:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521054"},"modified":"2024-09-15T12:08:41","modified_gmt":"2024-09-15T09:08:41","slug":"golaha-warbaahinta-soomaaliyeed-oo-tababar-u-qabtay-qaar-ka-mid-ah-suxufiyiinta-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-warbaahinta-soomaaliyeed-oo-tababar-u-qabtay-qaar-ka-mid-ah-suxufiyiinta-dalka\/","title":{"rendered":"Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed oo tababar u qabtay qaar ka mid ah Suxufiyiinta dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee (GWS) oo kaashanaya Xafiiska UNSOM ayaa maantay muqdisho ku qabtay tababar ku saabsan kor u qaadidda aqoonta iyo xirfada wariyaasha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Waxaa ka faa&#8217;iidaysan doona 35 wariye oo ka kala socda xarumaha Warbaahinta dalka, waxaana uu socon doonaa muddo 3 maalmood ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Warbaahinta Qaranka Md Maxamed Shiil Xasan ayaa sheegay in ahmiyada ballaaran uu tababarkan u leeyahay bahda Saxaafadda.<\/p>\n<p>Tababarkan waxaa si rasmi ah u furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta DFS Md.\u00a0 C\/llaahi Xayir, waxaana uu hoosta ka xariiqay Ahmyada uu Golahaan u leeyahay Dalka, isagoo Wariyaasha ugu baaqay in ay ka faa&#8217;iidaystaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee (GWS) oo kaashanaya Xafiiska UNSOM ayaa maantay muqdisho ku qabtay tababar ku saabsan kor u qaadidda aqoonta iyo xirfada wariyaasha Soomaaliyeed. Waxaa ka faa&#8217;iidaysan doona 35 wariye oo ka kala socda xarumaha Warbaahinta dalka, waxaana uu socon doonaa muddo 3 maalmood ah. Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Warbaahinta Qaranka Md Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521055,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521054","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521054","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521054"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521056,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521054\/revisions\/521056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}