{"id":521050,"date":"2024-09-15T10:10:51","date_gmt":"2024-09-15T07:10:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521050"},"modified":"2024-09-15T10:10:58","modified_gmt":"2024-09-15T07:10:58","slug":"ciidanka-daraawiishta-jubbaland-oo-howlgallo-ka-fuliyay-degaanka-jannaay-cabdalla","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-daraawiishta-jubbaland-oo-howlgallo-ka-fuliyay-degaanka-jannaay-cabdalla\/","title":{"rendered":"Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo howlgallo ka fuliyay degaanka Jannaay Cabdalla"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Ciidanka Daraawiishta Jubbaland gaar ahaan guutada labaad ee fadhigoodu yahay deegaanka Janaay Cabdalle ayaa soo af-jaray koox Khawaarij ah oo doonaysay in ay dhibaateeyaan dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa weli wada baacsiga firxadka Khawaarijta soo dulaan tagtay, sida ay saraakiisha howlgalka hoggaamineysa u sheegeen warbaahinta Qaranka.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa indhowaalaba howlgallo baaxad leh oo lagu ciribtiraya khawaarijta ka waday degaanno badan oo hoos taga Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Ciidanka Daraawiishta Jubbaland gaar ahaan guutada labaad ee fadhigoodu yahay deegaanka Janaay Cabdalle ayaa soo af-jaray koox Khawaarij ah oo doonaysay in ay dhibaateeyaan dadka deegaanka. Ciidanka ayaa weli wada baacsiga firxadka Khawaarijta soo dulaan tagtay, sida ay saraakiisha howlgalka hoggaamineysa u sheegeen warbaahinta Qaranka. Ciidanka xoogga dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa indhowaalaba howlgallo baaxad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521051,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521050","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521050","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521050"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521050\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521052,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521050\/revisions\/521052"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521051"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521050"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521050"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521050"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}