{"id":521041,"date":"2024-09-15T08:41:00","date_gmt":"2024-09-15T05:41:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521041"},"modified":"2024-09-15T08:41:00","modified_gmt":"2024-09-15T05:41:00","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-hambalyo-ku-aaddaan-dhalasha-nebiga-scw-u-diray-ummadda-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-hambalyo-ku-aaddaan-dhalasha-nebiga-scw-u-diray-ummadda-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo ku aaddaan dhalasha Nebiga SCW u diray Ummadda Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH).<\/p>\n<p>\u201cBismillaah.<\/p>\n<p>Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta adduunka, maalinta sharafta leh ee dhalashada Nabigeena Muxamed (Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee).<\/p>\n<p>Maalintaan barakeysan waa fursad aan ku xasuusanno naxariista, jacaylka iyo caddaalada uu Nabigu u muujiyay Aadanaha. Waa in aan ku dayano wanaagga iyo dhaqanka suuban ee Nabiga, kuna dayano tilmaamihiisa qiimaha badan.<\/p>\n<p>Waxaan Alle weydiisaneynaa in uu nagu karaameeyo Xuska Nabi Muxamed (NNKH) oo naga yeelo kuwa raaca sunnadiisa. Waxaan Ummadda soomaaliyeed ugu baaqayaa\u00a0 in ay ilaaliyaan midnimada, wadajirka iyo walaalnimada dhexdooda ah.\u201d<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-521043 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/MOWliid-1024x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/MOWliid-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/MOWliid-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/MOWliid-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/MOWliid-768x768.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/MOWliid-860x860.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/MOWliid.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH). \u201cBismillaah. Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta adduunka, maalinta sharafta leh ee dhalashada Nabigeena Muxamed (Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee). Maalintaan barakeysan waa fursad aan ku xasuusanno naxariista, jacaylka iyo caddaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521044,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521041","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521041","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521041"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521045,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521041\/revisions\/521045"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521044"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}