{"id":521038,"date":"2024-09-15T08:21:03","date_gmt":"2024-09-15T05:21:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521038"},"modified":"2024-09-15T08:21:03","modified_gmt":"2024-09-15T05:21:03","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-turkiga-iyo-bangiga-adduunka-ugu-mahad-celiyay-taageerada-hayadda-maaraynta-musiibooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-turkiga-iyo-bangiga-adduunka-ugu-mahad-celiyay-taageerada-hayadda-maaraynta-musiibooyinka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo Turkiga iyo Bangiga Adduunka ugu mahad celiyay taageerada hay\u2019adda maaraynta musiibooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa shir guddoomiyey kulanka joogtada ah ee hay\u2019adda SoDMA kaas oo diiradda lagu saaray dardar gelinta shaqada hay\u2019adda iyo dhameeystirka howlaha maalinlaha ah ee waaxyaha kala duwan ee Hay\u2019adda SoDMA.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa si wayn uga mahadceliayay Dowladda Turkiga iyo Bangiga Adduunka oo malmamihii lasoo dhaafay bixinayay tabararro kala duwan oo kor loogu qaadayay aqoonta hawl-wadeennada Hay\u2019adda Maaraynta.<\/p>\n<p>Kulanka joogtada ah ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madaxda kala duwan ee hay\u2019adda sida Guddoomiye ku xigeenka hay\u2019adda, agaasimayaasha waaxyaha kala duwan iyo la-taliyayaasha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa shir guddoomiyey kulanka joogtada ah ee hay\u2019adda SoDMA kaas oo diiradda lagu saaray dardar gelinta shaqada hay\u2019adda iyo dhameeystirka howlaha maalinlaha ah ee waaxyaha kala duwan ee Hay\u2019adda SoDMA. Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa si wayn uga mahadceliayay Dowladda Turkiga iyo Bangiga Adduunka oo malmamihii lasoo dhaafay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521039,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521038","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521040,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521038\/revisions\/521040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}