{"id":521026,"date":"2024-09-14T17:31:26","date_gmt":"2024-09-14T14:31:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521026"},"modified":"2024-09-14T17:31:26","modified_gmt":"2024-09-14T14:31:26","slug":"wasaaradda-maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-dowladda-ee-2025-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-dowladda-ee-2025-ka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Maaliyadda oo bilowday jaangoynta misaaniyadda Dowladda ee 2025-ka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u biloowday jaangooynta Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka, iyada oo maanta lagu bilaabay ka wadahadalka qoondada ay yeelan doonaan labada Wasaaradood ee kala ah Gaashaandhigga iyo Amniga oo ay wehlinayaan Talisyada Ciidanka Xoogga Dalka iyo Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa shir gudoomiyay kulanka diyaarinta qoondada Miisaaniyadda ee labada Wasaaradood ay ku soo bandhigayeen qoondadooda sanad laha ah ee 2025-ka, iyada oo hey\u2019adaha Dowladda mid mid loola fariisan doono inta uu socdo kulankan oo ah hal toddobaad.<\/p>\n<p>Miisaaniyadda cusub ee dowladda ee 2025-ka waxa ay noqon doontaa mid lagu dhisayo talada dadwaynaha iyo hey\u2019adaha dowladda, taas oo ah tilaabo markii ugu horreysay la qaaday ka hor diyaarinta Miisaaniyadda oo la hordhigay Bulshada Soomaaliyeed ee canshuur bixiyeyaasha ah habka ay doonayaan in dowladdu u diyaariso.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-521027\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-2.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-521028\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1456\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-3.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-3-300x213.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-3-1024x728.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-3-768x546.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-3-1536x1092.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-3-860x611.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-521029\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1450\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-4.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-4-300x212.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-4-1024x725.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-4-768x544.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-4-1536x1088.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-4-860x609.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-521030\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1445\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-1.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-1-300x212.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-1-1024x723.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-1-768x542.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-1-1536x1084.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Wasaaradda-Maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-Dowladda-ee-2025-ka-1-860x607.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u biloowday jaangooynta Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka, iyada oo maanta lagu bilaabay ka wadahadalka qoondada ay yeelan doonaan labada Wasaaradood ee kala ah Gaashaandhigga iyo Amniga oo ay wehlinayaan Talisyada Ciidanka Xoogga Dalka iyo Booliska Soomaaliyeed. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Cabdiqafaar Cilmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":521028,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1336],"class_list":{"0":"post-521026","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasaaradda-maaliyadda-oo-bilowday-jaangoynta-misaaniyadda-dowladda-ee-2025-ka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521026"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521031,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521026\/revisions\/521031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521028"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}