{"id":520964,"date":"2024-09-13T14:36:41","date_gmt":"2024-09-13T11:36:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520964"},"modified":"2024-09-13T14:38:09","modified_gmt":"2024-09-13T11:38:09","slug":"madaxweynaha-galmudug-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-lagu-soo-dhoweeyay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-galmudug-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-lagu-soo-dhoweeyay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyay Gaalkacyo."},"content":{"rendered":"<p>Wafdiga Madaxweynaha oo manta gaaray magaalada Gaalkacyo waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay wasiirro ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug,maamuka degmada iyo dadweyne aad u fara badan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la sheegay in safarkooda uu la xiriiro sidii xal loogu heli lahaa shaqaaqooyin dhowaan dhexmaray dadka ku dhaqan degmada Gaalkacyo .<\/p>\n<p>Wafdigaan oo maalmahaan waday dadaal nabadeed,waxaana la filayaa in heshiis ay dhexdhigaan beelaha wada dega\u00a0 bariga iyo galbedka Gaalkacyo oo dhowaan ay dhexmareen\u00a0falal dil ah oo salka ku haya aano qabiil.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdiga Madaxweynaha oo manta gaaray magaalada Gaalkacyo waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay wasiirro ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug,maamuka degmada iyo dadweyne aad u fara badan. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la sheegay in safarkooda uu la xiriiro sidii xal loogu heli lahaa shaqaaqooyin dhowaan dhexmaray dadka ku dhaqan degmada Gaalkacyo . Wafdigaan oo maalmahaan waday dadaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":520966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520964","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520964"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520967,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520964\/revisions\/520967"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}