{"id":520961,"date":"2024-09-13T14:16:38","date_gmt":"2024-09-13T11:16:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520961"},"modified":"2024-09-13T15:10:03","modified_gmt":"2024-09-13T12:10:03","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-ugaas-cabdullaahi-fara-cadde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-ugaas-cabdullaahi-fara-cadde\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Ugaas Cabdullaahi Fara-cadde"},"content":{"rendered":"<p>Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskiisa iyo dhaqanka Soomaaliyeed, ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi (Fara-cadde) oo ka mid ahaa duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ee facaweyn.<\/p>\n<p>R\/wasaaraga ayaa xusay in marxuumkaasi uu kaalin wax ku ool ah ka soo qaatay nabadda, dib-u-heshiisiinta iyo dowlad-dhiska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>R\/wasaare Xamsa waxa uu marxuumkaasi Alle u weydiiyay in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskiisa iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskiisa iyo dhaqanka Soomaaliyeed, ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi (Fara-cadde) oo ka mid ahaa duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ee facaweyn. R\/wasaaraga ayaa xusay in marxuumkaasi uu kaalin wax ku ool ah ka soo qaatay nabadda, dib-u-heshiisiinta iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":520963,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520961","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520961","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520961"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520961\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520968,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520961\/revisions\/520968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}