{"id":520949,"date":"2024-09-13T13:47:20","date_gmt":"2024-09-13T10:47:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520949"},"modified":"2024-09-13T13:53:21","modified_gmt":"2024-09-13T10:53:21","slug":"wasiirka-batroolka-iyo-macdanta-xfs-waxaan-soo-dhoweyneynaa-cid-kasta-oo-buuuxisa-sharciga-shidaal-qodista","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-batroolka-iyo-macdanta-xfs-waxaan-soo-dhoweyneynaa-cid-kasta-oo-buuuxisa-sharciga-shidaal-qodista\/","title":{"rendered":"Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS &#8220;waxaan soo dhoweyneynaa cid kasta oo buuuxisa sharciga shidaal qodista"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegayin aysan jirin shirkad si gaar ah heshiis loola galay oo soo saaareysa shidaalka dalkeena,balse uu jiro tartan furasn oo fursad u ah shirkadaha caalamiga ah.<\/p>\n<p>\u201cMaanta oo aan helnay shidaal waxaa loo bahan yahay in laga faa\u2019ideysto soo saarista kheyraadka ku jira badda iyo berrigga si aan u gaarno horumar boqolka sano ee soo socda\u201dayuu yiri wasiirku.<\/p>\n<p>Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS waxa uu ka dalbaday shirkadaha caalamiga ah in ay ku soo dhiiradaan dalka,isla markaana ay la yimaadaan kalsooni dhab ah oo lagu qabi karo shaqadooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegayin aysan jirin shirkad si gaar ah heshiis loola galay oo soo saaareysa shidaalka dalkeena,balse uu jiro tartan furasn oo fursad u ah shirkadaha caalamiga ah. \u201cMaanta oo aan helnay shidaal waxaa loo bahan yahay in laga faa\u2019ideysto soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":520951,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520949","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520949","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520949"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520956,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520949\/revisions\/520956"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520951"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}