{"id":520882,"date":"2024-09-12T12:38:54","date_gmt":"2024-09-12T09:38:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520882"},"modified":"2024-09-12T12:38:54","modified_gmt":"2024-09-12T09:38:54","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug-oo-la-kulmay-safiirka-sacuudiga-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug-oo-la-kulmay-safiirka-sacuudiga-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug, Mudane Ali Dahir Eid, oo dhawaan u joogay Muqdisho howlo shaqo, ayaa la kulmay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya, Ahmed bin Mohammed Al-Mawlid.<\/p>\n<p>Kulanka labada mas&#8217;uul ayaa looga hadlay iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan arrimaha waxbarashada, dhoofka xoolaha nool, iyo horumarinta biyaha.<\/p>\n<p>Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa uga mahadceliyay Safiirka shaqada qiimaha badan ee uu hayay iyo mashaariicda ay Hay&#8217;adda King Salman ka waddo guud ahaan dalka, gaar ahaan Galmudug.<\/p>\n<p>Mashaariicdaasi waxaa ka mid ah taageerada biyaha, gargaarka dadka ay abaaruhu saameeyeen, iyo dhismaha iyo dayactirka goobaha cibaadada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug, Mudane Ali Dahir Eid, oo dhawaan u joogay Muqdisho howlo shaqo, ayaa la kulmay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya, Ahmed bin Mohammed Al-Mawlid. Kulanka labada mas&#8217;uul ayaa looga hadlay iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan arrimaha waxbarashada, dhoofka xoolaha nool, iyo horumarinta biyaha. Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa uga mahadceliyay Safiirka shaqada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":520883,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520882","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520882","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520882"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520884,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520882\/revisions\/520884"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}