{"id":520853,"date":"2024-09-12T09:14:05","date_gmt":"2024-09-12T06:14:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520853"},"modified":"2024-09-12T09:14:05","modified_gmt":"2024-09-12T06:14:05","slug":"wasiirka-arrimaha-dibedda-oo-booqday-safaaradda-soomaaliya-ee-qaahira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibedda-oo-booqday-safaaradda-soomaaliya-ee-qaahira\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibedda oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Qaahira"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira, (SONNA): Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa Booqasho kormeer ah ku tagay Safaaradda J.F.S ee Caasimadda Qaahira, Wasiirka ayaa u kuur galay howlaha shaqo ee baaxadda leh ee Safaaraddu u hayso Muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirku waxaa uu kulan wadareed la qaatay Diblomaasiyiinta iyo howl wadeennada kale ee Safaaradda, isagoo warbixin dhinacya badan taabanaysay ka dhegeystay Safiirka iyo Howlwadeenada.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii Wasiirka ayaa bogaadiyey shaqada ay Safaaraddu u hayso Qaranka, waxa uuna Mas&#8217;uuliyiinta Safaaradda kula dardaarmay in ay dardar geliyaan howlaha ay u hayaan Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira, (SONNA): Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa Booqasho kormeer ah ku tagay Safaaradda J.F.S ee Caasimadda Qaahira, Wasiirka ayaa u kuur galay howlaha shaqo ee baaxadda leh ee Safaaraddu u hayso Muwaadiniinta Soomaaliyeed. Wasiirku waxaa uu kulan wadareed la qaatay Diblomaasiyiinta iyo howl wadeennada kale ee Safaaradda, isagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":520854,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520853","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520853"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520855,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520853\/revisions\/520855"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}