{"id":520847,"date":"2024-09-11T17:33:43","date_gmt":"2024-09-11T14:33:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520847"},"modified":"2024-09-11T17:33:43","modified_gmt":"2024-09-11T14:33:43","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-oo-la-kulmay-safiirka-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-la-kulmay-safiirka-shiinaha\/","title":{"rendered":"Wasiirka gaashaandhigga oo la kulmay safiirka Shiinaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo danjiraha dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane Wang Yu ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan wax ku ool ah oo looga hadlay xiriirka iyo taageerada hanaanka dib-u-dhiska dawladeed ee ka socda Soomaaliya gaar ahaan dhisidda awoodaha istiraatijiyadeed ee difaaca.<\/p>\n<p>Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang Yu ayaa ku bogaadiyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed horumarinta iyo dadaalka xoogan ee dib u xoreynta, soo celinta aminiga iyo dib u dhiska Dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa uga mahad-celiyey dowladda Shiinaha kaalintooda ku aaddan taageerada Joogatada ah ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo danjiraha dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane Wang Yu ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan wax ku ool ah oo looga hadlay xiriirka iyo taageerada hanaanka dib-u-dhiska dawladeed ee ka socda Soomaaliya gaar ahaan dhisidda awoodaha istiraatijiyadeed ee difaaca. Safiirka Shiinaha u fadhiya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":520848,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520847","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520847"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520849,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520847\/revisions\/520849"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520848"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}