{"id":520810,"date":"2024-09-11T11:13:15","date_gmt":"2024-09-11T08:13:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520810"},"modified":"2024-09-11T11:13:15","modified_gmt":"2024-09-11T08:13:15","slug":"hayadaha-sodma-iyo-nira-oo-ka-wada-hadlay-sidii-barakacayaasha-loo-diiwaan-gelin-lahaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadaha-sodma-iyo-nira-oo-ka-wada-hadlay-sidii-barakacayaasha-loo-diiwaan-gelin-lahaa\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adaha SoDMA iyo NIRA oo ka wada hadlay sidii barakacayaasha loo diiwaan gelin lahaa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay Agaasimaha Guud ee Hayadda Diiwaan-gelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha -NIRA, Md. Cabdiweli Cali Timacadde.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa waxay ka wada hadleen sidii dadka ku barakacay gudaha dalka ee IDPs-ka loo yaqaan loo marin lahaa nidaamka diiwaan-gelinta.<\/p>\n<p>Waxanay soo jeediyeen in ay dowladda bixiso lacagta diiwaan-galinta dadka xerhaya barakaca ku jira, si loo yareeyo loogana hortago leexsashada gargaarka ee lagula kaco dadka nugul.<\/p>\n<p>Ugu danbeeyn, labada Hay\u2019adood ayaa ballan-qaaday sidii loo xoojin lahaa xiriirka wada shaqeynta iyo badbaadinta dadka nugul ee ku barakacay gudaha dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay Agaasimaha Guud ee Hayadda Diiwaan-gelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha -NIRA, Md. Cabdiweli Cali Timacadde. Labada mas\u2019uul ayaa waxay ka wada hadleen sidii dadka ku barakacay gudaha dalka ee IDPs-ka loo yaqaan loo marin lahaa nidaamka diiwaan-gelinta. Waxanay soo jeediyeen in ay dowladda bixiso lacagta diiwaan-galinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":520814,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520810","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520810","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520810"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520810\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520815,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520810\/revisions\/520815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520814"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520810"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520810"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520810"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}