{"id":520749,"date":"2024-09-10T12:01:24","date_gmt":"2024-09-10T09:01:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520749"},"modified":"2024-09-10T12:02:30","modified_gmt":"2024-09-10T09:02:30","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-baaq-nabadeed-u-diray-beelaha-ku-dagaallamay-qaar-ka-mid-ah-gobollada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-baaq-nabadeed-u-diray-beelaha-ku-dagaallamay-qaar-ka-mid-ah-gobollada-dalka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS oo baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaallamaya qaar ka mid ah gobollada dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya qaar ka mid ah gobollada dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha oo ka hadlayay munaasabad dhagax dhig ah oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa beelaha u jeediyay in ay colaadda nabad ku beddalaan, xiligaanna aan la joogin waqtigii la daadin lahaa dhiigga dad ehel ah maadaama ay dadka Soomaaliyeed halgan ugu jiraan sidii ay isaga difaaci lahaayeen cadowga gudaha iyo kan dibedda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya qaar ka mid ah gobollada dalka. Ra\u2019iisul Wasaaraha oo ka hadlayay munaasabad dhagax dhig ah oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa beelaha u jeediyay in ay colaadda nabad ku beddalaan, xiligaanna aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":520750,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520749","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520749","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520749"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520753,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520749\/revisions\/520753"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520750"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}