{"id":520711,"date":"2024-09-09T19:50:24","date_gmt":"2024-09-09T16:50:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520711"},"modified":"2024-09-09T19:51:59","modified_gmt":"2024-09-09T16:51:59","slug":"guddoomiyaha-hayadda-maareynta-musiibooyinka-oo-la-kulmay-masuul-sare-oo-ka-tirsan-hayadda-boqor-salmaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-maareynta-musiibooyinka-oo-la-kulmay-masuul-sare-oo-ka-tirsan-hayadda-boqor-salmaan\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta musiibooyinka oo la kulmay masuul ka tirsan hay&#8217;adda Boqor Salmaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta musiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan looga hadlay fulinta mashaariic isugu jira gargaarka deg degga ah, soo-kabashada, u adkaysiga aafooyinka iyo xalalka waara la qaatay madaxa xafiiska Afrika ee hay\u2019adda Boqor Salmaan Relief Center mudane Yaziid Xamuud.<\/p>\n<p>Dhinacyada ayaa isku af-gartay in la dardar-galiyo fulinta mashaariicdaan oo hore Hay\u2019adda SoDMA uga codsatay dowladda Boqortooyada Sucuudiga, inta la soo aqbalay, isla-markaana la daba-galo inta dhimman.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta musiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan looga hadlay fulinta mashaariic isugu jira gargaarka deg degga ah, soo-kabashada, u adkaysiga aafooyinka iyo xalalka waara la qaatay madaxa xafiiska Afrika ee hay\u2019adda Boqor Salmaan Relief Center mudane Yaziid Xamuud. Dhinacyada ayaa isku af-gartay in la dardar-galiyo fulinta mashaariicdaan oo hore Hay\u2019adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":520712,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520711","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520711","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520711"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520711\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520714,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520711\/revisions\/520714"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520712"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520711"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520711"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520711"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}