{"id":520708,"date":"2024-09-09T19:44:34","date_gmt":"2024-09-09T16:44:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520708"},"modified":"2024-09-09T19:44:34","modified_gmt":"2024-09-09T16:44:34","slug":"wafdi-uu-hogaaminayo-wasiirka-qorsheynta-oo-dhuusamareeb-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-uu-hogaaminayo-wasiirka-qorsheynta-oo-dhuusamareeb-gaaray\/","title":{"rendered":"Wafdi uu hogaaminayo wasiirka qorsheynta oo Dhuusamareeb gaaray"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb (SONNA): Wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka wasaaradda qrsheynta dowladda FS mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa maanta gaaray magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Ujeedada safarka Wasiirka ayaa daaran daah-furka shirarka wadatashiyada heer dowlad goboleed ee Qorshaha Isbedelka Qaran (QIQ), kaas oo lagu mideynayo qorshayaasha horumarineed ee heer qaran iyo heer dowlad goboleed.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo wafdigiisu waxay sidoo kale kormeeri doonaan inta ay jogaan Galmudug mashaariicda horumarineed ee ka socda deegaannada Maamulkaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb (SONNA): Wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka wasaaradda qrsheynta dowladda FS mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa maanta gaaray magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Dowlad goboleedka Galmudug. Ujeedada safarka Wasiirka ayaa daaran daah-furka shirarka wadatashiyada heer dowlad goboleed ee Qorshaha Isbedelka Qaran (QIQ), kaas oo lagu mideynayo qorshayaasha horumarineed ee heer qaran iyo heer dowlad goboleed. Wasiirka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":520709,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520708","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520708","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520708"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520708\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520710,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520708\/revisions\/520710"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520708"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520708"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520708"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}