{"id":520621,"date":"2024-09-08T15:10:46","date_gmt":"2024-09-08T12:10:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520621"},"modified":"2024-09-08T15:13:53","modified_gmt":"2024-09-08T12:13:53","slug":"culimada-soomaaliyeed-oo-shir-jaraaid-qabtay-ayaa-umadda-soomaaliyeed-ugu-baaqay-in-dalka-laga-difaaco-gardarrada-cadowga-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-shir-jaraaid-qabtay-ayaa-umadda-soomaaliyeed-ugu-baaqay-in-dalka-laga-difaaco-gardarrada-cadowga-itoobiya\/","title":{"rendered":"Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay in dalka laga difaaco gardarrada cadowga Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Culimada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa&#8217;id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in dalka laga difaaco gardarrada cadowga\u00a0 Itoobiya.<\/p>\n<p>Shir maal mahaan u socday culimada\u00a0 ayay ka soo saareen warmurtiyeed la xariira damac gurracan ee itoobiya,iyagoo shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in ay u istaagaan difaaca diinta iyo dalka,waxana qodobada ay soo saareen kamid ah.<\/p>\n<p>1)-Culimada Soomaaliyeed waxa ay adkeeynyaan midnimada ummadda soomaaliyeed.<\/p>\n<p>2)-Culimada waxa ay bulshada qeybaheeda kala duwan ugu baqeen in ay u midoobaan difaaca dalka kana fogaadaan wax walba oo kala fageyn karo midnimada iyo wadijraka ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>3)-waxa ay culimada ka digeen sidoo kale dadka ku hoowlan Kicnta iyo<br \/>\niska horkeenka bulshada ee faafinayo hadalada aan saxda ahaayn ee lagu marin habaabinayo shacabka Soomaaliyeed.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240908_144732_278.sdocx--><\/p>\n<p>Ugu dambeyntii culimada soomaaliyeed ayaa\u00a0 dhammaan shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in ay u istaagaan sidii dalkooda ay uga difaaci lahayeen cadawga itoobiya iyo cidkasta oo soo damaacisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Culimada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa&#8217;id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in dalka laga difaaco gardarrada cadowga\u00a0 Itoobiya. Shir maal mahaan u socday culimada\u00a0 ayay ka soo saareen warmurtiyeed la xariira damac gurracan ee itoobiya,iyagoo shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in ay u istaagaan difaaca diinta iyo dalka,waxana qodobada ay soo saareen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":520622,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520621","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520621","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520621"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520621\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520625,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520621\/revisions\/520625"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520622"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520621"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520621"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520621"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}