{"id":520596,"date":"2024-09-08T13:28:40","date_gmt":"2024-09-08T10:28:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520596"},"modified":"2024-09-08T13:28:40","modified_gmt":"2024-09-08T10:28:40","slug":"jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-sweden-oo-ka-horyimid-damaca-gurracan-ee-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-sweden-oo-ka-horyimid-damaca-gurracan-ee-itoobiya\/","title":{"rendered":"Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden oo ka horyimid damaca gurracan ee itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xildhibaan Qaali Cali Shire oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaadatay<br \/>\nJaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa damaca gurracan ee Itoobiya\u00a0 ku dooneyso qeyb kamid ah ddhulkeenna,iyadoo ay goob joog ahayeen xubnaha jaaliyaada soomaaliyeed ee ku nool dalka<br \/>\nSweden.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah jaaliyadda soomaaliyeed ayaa sheegay in ay u taaganyihiin difaaca qarnimada ummadda soomaaliyeed,madaxda dowladda ayay ku bogaadiyeen go&#8217;aanada ay adag ay ka qaateen damac iyo xadgudubka itoobiya ee madax bannaanida iyo midnimada ummadda soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Xildhibaan Qaali Cali shire ayaa sheegtay in dhammaan dadka soomaaliyeed meel walba ay jogaan looga baahanyahay in ay u midoobaan sida ay isaga difaaci la hayeen cadawga meel walba uu joogo.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240908_132236_716.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xildhibaan Qaali Cali Shire oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaadatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden. Kulanka ayaa looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa damaca gurracan ee Itoobiya\u00a0 ku dooneyso qeyb kamid ah ddhulkeenna,iyadoo ay goob joog ahayeen xubnaha jaaliyaada soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden. Qaar kamid ah jaaliyadda soomaaliyeed ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":520597,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520596","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520596","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520596"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520598,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520596\/revisions\/520598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}