{"id":520503,"date":"2024-09-05T14:15:35","date_gmt":"2024-09-05T11:15:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520503"},"modified":"2024-09-05T14:15:35","modified_gmt":"2024-09-05T11:15:35","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-sodma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-sodma\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Hay&#8217;adda SoDMA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan Wasiirrada gargaarka Dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka KMG SSC Khaatumo kuwaas oo qeyb ka ahaa shirkii madasha arrimaha bani\u2019aadannimada.<\/p>\n<p>Kulankaan waxaa looga hadlay xaaladaha la xariira arrimaha bani\u2019aadannimo ee dalka iyo sidii loogu diyaar-garoobi lahaa abaarta la saadaalinayo ee La-nina taas oo lid ku ah fatahaadihii El-nino, kuna heer ah abaartii 2022 ee macluusha ku dhawaatay.<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamuud Macallin ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS, ka codsaday in hay\u2019adaha ay quseyso uu kala hadlo sidii Hay\u2019adda SoDMA muhiimad gaar ah looga sii lahaa Qorshaha Is-beddelka Qaran (NTP), si ay u guuleystaan dadaallada bani\u2019aadannimo ee hay\u2019addu hormuudka ka tahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan Wasiirrada gargaarka Dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka KMG SSC Khaatumo kuwaas oo qeyb ka ahaa shirkii madasha arrimaha bani\u2019aadannimada. Kulankaan waxaa looga hadlay xaaladaha la xariira arrimaha bani\u2019aadannimo ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":520504,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520503","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520503","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520503"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520503\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520505,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520503\/revisions\/520505"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520504"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520503"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520503"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520503"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}