{"id":520493,"date":"2024-09-05T12:21:33","date_gmt":"2024-09-05T09:21:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520493"},"modified":"2024-09-05T12:22:21","modified_gmt":"2024-09-05T09:22:21","slug":"masar-turkiga-oo-ku-heshiiyay-taageerida-midnimada-iyo-wadajirka-dhuleed-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masar-turkiga-oo-ku-heshiiyay-taageerida-midnimada-iyo-wadajirka-dhuleed-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxda Masar &#038; Turkiga oo ku heshiiyay taageerida midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Ankara, (SONNA): Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, oo shir jaraa\u2019id oo wadajir ah magaalada Ankara kula qabtay dhiggiisa Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku nuuxnuuxsaday muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay in la taageero dadaallada lagu xasilinayo gobolka, isagoo tilmaamay in caqabadaha sii kordhaya ee ka jira ay sii xoojinayaan baahida loo qabo iskaashi dhexmara wadamada gobolka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ankara, (SONNA): Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, oo shir jaraa\u2019id oo wadajir ah magaalada Ankara kula qabtay dhiggiisa Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku nuuxnuuxsaday muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay in la taageero dadaallada lagu xasilinayo gobolka, isagoo tilmaamay in caqabadaha sii kordhaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":520494,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520493","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520493"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520496,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520493\/revisions\/520496"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520494"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}