{"id":520435,"date":"2024-09-04T14:22:43","date_gmt":"2024-09-04T11:22:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520435"},"modified":"2024-09-04T14:24:02","modified_gmt":"2024-09-04T11:24:02","slug":"wasiiru-dowlaha-is-gaarsiinta-xfs-oo-paris-kaga-qeybgalay-shir-looga-hadlaayo-dhijitaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-is-gaarsiinta-xfs-oo-paris-kaga-qeybgalay-shir-looga-hadlaayo-dhijitaalka\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha Is-gaarsiinta XFS oo Paris kaga qeybgalay shir looga hadlaya Dhijitaalka"},"content":{"rendered":"<p>Paris-(SONNA)-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Cismaan Diiriye,ayaa Magaalada Paris ee Caasimada Waddanka France ugu qeybgalaya Shir looga hadlaya Arrimaha Dhijitaalka oo lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Hey\u2019adda UNESCO.<\/p>\n<p>Munaasabaddan muhiimka ah waxay isu keentay hoggaamiyeyaasha dhijitaalka, kuwa sameeya siyaasadaha, cilmi-baarayaasha, iyo khubaro ka kala yimi daafaha dunida, oo ay ku jiraan wakiillo ka socda hay\u2019adaha Qaramada Midoobay, dowladaha, hay\u2019adaha aan dowliga ahayn, iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay.<\/p>\n<p>Wasiiru-dowlaha Axmed Cismaan Diiriye ayaa Intii uu shirku socday, waxa uu la kulmay mas\u2019uuliyiin kala duwan waxa uuna kala hadlay saameynta Garaadka Macmalka ah (Artificial Intelligence) uu ku leeyahay nolosha aadmaha ee xiligan iyo sidii si hufan looga faa\u2019iidaysan lahaa.<\/p>\n<p>Shirkaan, ayaa ka mid ah Shirrarka muhiimka ah ee lagu soo bandhigo Hormarka Dhijitaalka iyo Garaadka macmalka ah, waxaana Dowladda Soomaaliya ay wadaa Shuruucdii lagu hagi lahaa maadaama Teknolojiyada qaar ay dunida ku cusubyihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Paris-(SONNA)-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Cismaan Diiriye,ayaa Magaalada Paris ee Caasimada Waddanka France ugu qeybgalaya Shir looga hadlaya Arrimaha Dhijitaalka oo lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Hey\u2019adda UNESCO. Munaasabaddan muhiimka ah waxay isu keentay hoggaamiyeyaasha dhijitaalka, kuwa sameeya siyaasadaha, cilmi-baarayaasha, iyo khubaro ka kala yimi daafaha dunida, oo ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":520436,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520435","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520435","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520435"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520435\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520439,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520435\/revisions\/520439"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520436"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520435"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520435"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520435"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}