{"id":520402,"date":"2024-09-04T08:26:31","date_gmt":"2024-09-04T05:26:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520402"},"modified":"2024-09-04T08:27:10","modified_gmt":"2024-09-04T05:27:10","slug":"hantidhowraha-guud-ee-qaranka-oo-norway-kula-kulmay-ururka-caalamiga-ah-ee-hayadaha-hantidhowrka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hantidhowraha-guud-ee-qaranka-oo-norway-kula-kulmay-ururka-caalamiga-ah-ee-hayadaha-hantidhowrka\/","title":{"rendered":"Hantidhowraha Qaranka oo Norway kula kulmay Ururka Caalamiga ah ee Hay\u2019adaha Hantidhowrka"},"content":{"rendered":"<p>Oslo-(SONNA)-Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula qaatay Ururka Caalamiga ah ee Hay\u2019adaha Hantidhowrka (INTOSAI) iyo Hindisaha Caalamiga ah ee Horumarinta Hay\u2019addaha Hantidhowrka Adduunka (IDI).<\/p>\n<p>Sidoo kale, Hantidhowraha Guud ee JFS oo booqday Baarlamaanka Norway ayaa kulan ku saabsan wadaagga xirfadaha iyo waayo-aragnimada la yeeshay Guddiga Joogtada ah ee Korjoogteynta iyo Arrimaha Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Norway.<\/p>\n<p>Hantidhowre Axmed Ciise Guutaale ayaa sidoo kale kulamo la qaadanaya hay\u2019adaha kale ee ka shaqeeya hufnaanta iyo horumarinta dalka Norway.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Oslo-(SONNA)-Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula qaatay Ururka Caalamiga ah ee Hay\u2019adaha Hantidhowrka (INTOSAI) iyo Hindisaha Caalamiga ah ee Horumarinta Hay\u2019addaha Hantidhowrka Adduunka (IDI). Sidoo kale, Hantidhowraha Guud ee JFS oo booqday Baarlamaanka Norway ayaa kulan ku saabsan wadaagga xirfadaha iyo waayo-aragnimada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":520403,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520402","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520402"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520405,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520402\/revisions\/520405"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520403"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}