{"id":520332,"date":"2024-09-03T10:23:21","date_gmt":"2024-09-03T07:23:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520332"},"modified":"2024-09-03T10:24:05","modified_gmt":"2024-09-03T07:24:05","slug":"shirka-madasha-baniaadannimada-soomaaliya-oo-muqdisho-ka-furmaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-madasha-baniaadannimada-soomaaliya-oo-muqdisho-ka-furmaya\/","title":{"rendered":"Shirka Madasha Bani\u2019aadannimada Soomaaliya oo Muqdisho ka furmaya maanta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Shirka Madasha Bani\u2019aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo qaban-qaabisay Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) loogana hadlayo xaaladaha la xariira arrimaha bani\u2019aadannimo ee waddanka ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirkaan oo afar mar la qabto sanadkii ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladaha bani\u2019aadannimo ee taagan, qiimeynta wixii qabsoomay, diyaar-garowga xaaladda La-nina, ka hortagga leexsashada gargaarka iyo in meesha looga saaro caqabadaha gargaar ee jira.<\/p>\n<p>Madasha waxaa ka qeyb-galaya wakiillo ka socda dowladda Federaalka, Wasaaradaha Gargaarka ee dowlad goboleedyada, Maamulka Khaatumo,\u00a0 Gobalka Banaadir, madax ka socota deeq-bixiyaasha, ururrada maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Shirka Madasha Bani\u2019aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo qaban-qaabisay Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) loogana hadlayo xaaladaha la xariira arrimaha bani\u2019aadannimo ee waddanka ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo Muqdisho. Shirkaan oo afar mar la qabto sanadkii ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladaha bani\u2019aadannimo ee taagan, qiimeynta wixii qabsoomay, diyaar-garowga xaaladda La-nina, ka hortagga leexsashada gargaarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":520333,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520332","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520332","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520332"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520335,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520332\/revisions\/520335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520333"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}