{"id":520326,"date":"2024-09-03T08:41:08","date_gmt":"2024-09-03T05:41:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520326"},"modified":"2024-09-03T08:41:08","modified_gmt":"2024-09-03T05:41:08","slug":"booliska-oo-gacanta-kusoo-dhigay-eedeysanayaal-dhac-ka-geysanayay-degmada-dharkenley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/booliska-oo-gacanta-kusoo-dhigay-eedeysanayaal-dhac-ka-geysanayay-degmada-dharkenley\/","title":{"rendered":"Booliska oo gacanta kusoo dhigay eedeysanayaal dhac ka geysanayay degmada Dharkenley"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Booliska saldhigga degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa soo xiray saddex nin oo hubeysan iyo Mooto Bajaaj ay wateen xilli dhac u geysanayeen dadka shacabka ah.<\/p>\n<p>Raggan ayaa ku eedeysan in ay dhac u geysteen muwaaddin ku nool degamda Dharkenley ayaa waxaa falka ay geysanayeen Booliska la wadaagay shacabka halkaasi ku dhaqan, taas oo fududeysay in gacanta lagu soo dhigo eedeysanayaasha.<\/p>\n<p>Waxaa maalmahan soo badanaya howlgallada guuleysta ee lagu xaqiijinayo ammaanka Caasimadda kadib markii ay shacabka kordhiyeen wada shaqaynta kala dhaxaysa laamaha ammaanka gobolka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Booliska saldhigga degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa soo xiray saddex nin oo hubeysan iyo Mooto Bajaaj ay wateen xilli dhac u geysanayeen dadka shacabka ah. Raggan ayaa ku eedeysan in ay dhac u geysteen muwaaddin ku nool degamda Dharkenley ayaa waxaa falka ay geysanayeen Booliska la wadaagay shacabka halkaasi ku dhaqan, taas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":520327,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520326","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520326"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520328,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520326\/revisions\/520328"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}