{"id":520307,"date":"2024-09-02T13:42:18","date_gmt":"2024-09-02T10:42:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520307"},"modified":"2024-09-02T13:42:18","modified_gmt":"2024-09-02T10:42:18","slug":"munaasabadda-mahadcelinta-iyo-abaalmarinta-canshuur-bixiyaasha-oo-muqdisho-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/munaasabadda-mahadcelinta-iyo-abaalmarinta-canshuur-bixiyaasha-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"Munaasabadda Mahadcelinta iyo Abaalmarinta Canshuur bixiyaasha oo Muqdisho lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabada\u00a0Mahadcelinta iyo Abaalmarinta Canshuur bixiyaasha oo ay kasoo qeyb galeen wasiirro,xildhibaanno xubno ka socday ganacsatada iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Abshir Shariif Maareeyaha Dekada Muqdisho oo ka hadlay goobta ayaa u mahadceliyay canshuur bixiyaasha oo qeyb weyn ka qaadanayo dib u dhiska dalka<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u mahadcelinayaa Canshuurbiyaasha oo qayb weyn ka qaatay dib u dhiska dalka, sida Xukuumadda Dan Qaran talada dalka u timid waxaa lagu guulaystey in Shaqaalaha dowlada mushaarkooda in aysan kab u baahan.\u201dayuu yiri<br \/>\nMaareeye Cabdullaahi Abshir<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waaxda Dakhliga Feysal Maxamed Xaashi oo isna madasha ka hadlay ayaa yiri \u201cMaanta waxaan isugunimid u mahadcelinta Canshuur bixiyaasha.\u201d<\/p>\n<p>Agaasimaha Furdooyinka Abuukar Sheekh Axmed \u201cCanshuurtu waxa ay asal ahaan ka timid sekada, waxaan soo wadnaa system ganacsatada u fududaynaya in ay dowlada kula xisaabtamaan Canshuurta ay dhiibaan.\u201d<\/p>\n<p>Dowladda soomaaliya ayaa dhawaan soo rogtay cashuurta Iibka,oo dib u habeeyn iyo casriyeen lagu sameeyay,waxana shacabka soomaaliyeed la faray in ay bixiyaan canshuurta si dalka uu hormar u gaaro<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240902_132319_053.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabada\u00a0Mahadcelinta iyo Abaalmarinta Canshuur bixiyaasha oo ay kasoo qeyb galeen wasiirro,xildhibaanno xubno ka socday ganacsatada iyo masuuliyiin kale. Cabdullaahi Abshir Shariif Maareeyaha Dekada Muqdisho oo ka hadlay goobta ayaa u mahadceliyay canshuur bixiyaasha oo qeyb weyn ka qaadanayo dib u dhiska dalka \u201cWaxaan u mahadcelinayaa Canshuurbiyaasha oo qayb weyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":520308,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520307","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520307","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520307"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520307\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520309,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520307\/revisions\/520309"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520308"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}