{"id":520298,"date":"2024-09-02T11:46:48","date_gmt":"2024-09-02T08:46:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520298"},"modified":"2024-09-02T11:54:49","modified_gmt":"2024-09-02T08:54:49","slug":"taliye-mustafe-cadowga-soomaaliyeed-inaga-ayaa-ku-filan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliye-mustafe-cadowga-soomaaliyeed-inaga-ayaa-ku-filan\/","title":{"rendered":"Taliye Mustafe: Cadowga Soomaaliyeed innaga ayaa ku filan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ururka 193&#8217;aad Guutada 19&#8217;aad ee kumaandoska Gor-Gor,Dhemme Mustaf Mohamed Husseen oo la hadlayay boqolaal kamid ah ciidanka kumaandooska Gor-Gor ayaa sheegay in ciidanka qaranku ay mar walba u taaganyihiin difaaca dalka,ayna u dhaarteen cid walba oo soo damaacisa qaranimada &amp; midnimada ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&#8220;Cadawga Soomaaliyeed innagaa Ku Filan,kamana yeleeyno cid walba oo soo damaacisa madax bannaanida jamhuuridda Soomaaliya &#8220;ayu yiri Taliye<br \/>\nDhemme Mustaf Mohamed Husseen<\/p>\n<p>Taliyaha Ururka 193&#8217;aad Guutada 19&#8217;aad ee Gor-Gor ayaa ciidanka u sheegay in\u00a0 ay u diyaar garoobaan difaaca dalka,cid laga yeelayana aysan jiri xadgudbka ay waddo itoobiya oo si cad u dafirtay Madaxbannaanida ummadda soomaaliyeed.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240902_111835_472.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ururka 193&#8217;aad Guutada 19&#8217;aad ee kumaandoska Gor-Gor,Dhemme Mustaf Mohamed Husseen oo la hadlayay boqolaal kamid ah ciidanka kumaandooska Gor-Gor ayaa sheegay in ciidanka qaranku ay mar walba u taaganyihiin difaaca dalka,ayna u dhaarteen cid walba oo soo damaacisa qaranimada &amp; midnimada ummadda Soomaaliyeed. &#8220;Cadawga Soomaaliyeed innagaa Ku Filan,kamana yeleeyno cid walba oo soo damaacisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":520299,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520298","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520298","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520298"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520304,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520298\/revisions\/520304"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520299"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}