{"id":520291,"date":"2024-09-02T10:47:38","date_gmt":"2024-09-02T07:47:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520291"},"modified":"2024-09-02T12:11:36","modified_gmt":"2024-09-02T09:11:36","slug":"shaqaalaha-israel-oo-daneynaya-heshiis-duqeymo-weli-ku-socda-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shaqaalaha-israel-oo-daneynaya-heshiis-duqeymo-weli-ku-socda-falastiin\/","title":{"rendered":"shaqaalaha Israel oo daneynaya xabbad-joojin &#038; duqeymo weli ku socda Falastiin"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Marinka Gaza iyo deegaanada kale, iyagoo dilay tiro Falastiiniyiin ah oo rayid ahaa .<\/p>\n<p>Dadka la dilay ayaa waxaa ku jira 11 qof oo gabaad ka dhiganayay iskuul ku yaalla waqooyiga magaalada Gaza iyo afar kale oo la socday gaari oo masraayey meel u dhow bartamaha Deir el-Balah.<\/p>\n<p>Dhinaca kale,Gudaha Israel ayaa la filayaa in ay\u00a0 ka dhacaan shaqo joojin guud,kadib markii boqollaal kun oo Israa&#8217;iiliyiin ah oo ka xun dilka loo geystay lix ruux oo la heystayaal ah ay isugu soo baxeen waddooyinka Tel Aviv iyo magaalooyinka kale, iyagoo dalbanaaya heshiis xabbad-joojin ah.<\/p>\n<p>Daanta Galbeed ee la haysto, tirada dhimashada ee weerarrada Israa&#8217;iil ayaa kor uga kacday 29 ruux, iyadoo go&#8217;doominta Israa&#8217;iil ee xerada qaxootiga Jenin ay gashay maalintii lixaad, isla markaana ay adkaatay helaan cunto, biyo, koronto iyo internet.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 40,738 qof ayaa lagu dilay Gaza ,halka dhaawaca uu gaarayo 94,154,kadib weeraradii Israel ee bilowday 7-dii Oktobar ee sanadkii tagay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Marinka Gaza iyo deegaanada kale, iyagoo dilay tiro Falastiiniyiin ah oo rayid ahaa . Dadka la dilay ayaa waxaa ku jira 11 qof oo gabaad ka dhiganayay iskuul ku yaalla waqooyiga magaalada Gaza iyo afar kale oo la socday gaari oo masraayey meel u dhow bartamaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":520297,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520291","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520291","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520291"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520291\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520306,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520291\/revisions\/520306"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520297"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520291"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520291"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520291"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}